Home Wararka Ciyaaraha PSG oo guul ka gaartay Kooxda Lyon, Messi oo Shaqaba soo taabtay

PSG oo guul ka gaartay Kooxda Lyon, Messi oo Shaqaba soo taabtay

0
Ad

Kooxda Lyon ayaa  garoonkeeda ku soo dhawaysay kooxda Paris Saint-Germain waxayna kooxda martida ah ee PSC heshay saddex dhibcood kadib markii ay 1-0 ku badisay.

Lionel Messi hogaanka u dhiibay kooxda martida ah ee PSG shan daqiiqo gudahood kadib baas uu ka helay Neymar.

Ad

Nasiib darro kooxda martida ahayd, Marco Verratti ayaa dhaawac jilibka ah uga baxay, taasoo sidoo kale walaac ku noqon doonta Xulka Italy.

Ugu danbayn ciyaarta ayaa ku dhamaatay in ay kooxda martida ahayd guuldaro la’aan ku sii hayso hogaanka horyaalka halka Lyon ay ku jirto kaalinta lixaad.

Shaxda Labada Koox ee Ciyaartan

Lyon XI: Lacazette, Tagliafico, Anthony Lopes, Mendes, Ekambi, Tolisso, M Dembele, Caqueret, C. Lukeba, Tetê, Malo Gusto

Subs: R. Riou, Da Silva, Henrique, Adelaide, R. Faivre, Cherki, J. Lepenant, Diomande, B. Barcola

PSG XI: Messi, Ramos, Verratti, Neymar, Danilo Pereira, Marquinhos, Fabian Ruiz, Mbappe, Donnarumma, Hakimi, Nuno Mendes

Subs: Navas, Sarabia, Bernat, Mukiele, Soler, Vitinha, H. Ekitike, E. Bitshiabu, Warren Zaire-Emery

Previous articleReal Madrid oo guul 2-1 ah ka gaartay Kooxda Atletico Madrid
Next articleCiyaartoyda Manchester United oo la ildaran cunno ay ku sumoobay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here