Home Wararka Ciyaaraha PSG oo kooxda Atletico Madrid ka heshay bedelka Macquulka ee Mbappe

PSG oo kooxda Atletico Madrid ka heshay bedelka Macquulka ee Mbappe

0
Ad

PSG ayaa xiiseyneysa weeraryahanka Atletico Madrid ee Joao Felix .

Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Portugal ayaa PSG u aragta bedelka Kylian Mbappe .

Ad

Taasi waa sida uu qabo khabiirka madaxa Okdiario Eduardo Inda, mar uu ka hadlayay El Chiringuito .

Waxa uu yiri, “Waxaa jira ciyaaryahan ay jecel yihiin kooxda ciyaaryahankaas waa ciyaaryahan ka tirsan Atlético, iyo Portuguese, waana Joao Félix.

“Ciyaaryahan cajiib ah oo qiimihiisu yahay 127 milyan oo euro, mar dhow ama ka dib waa inaan soo qaadanaa ”

Previous articleBarcelona, iyo Chelsea oo war feecan ka helay iibka Kounde
Next articleCiyaartoyda Bayern Munich oo ku qancay in Lewandowski uu u dhaqaaqayo Barcelona

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here