Home Horyaalka France PSG oo ku dagaalameysa Romelo Lukaku.

PSG oo ku dagaalameysa Romelo Lukaku.

0

PSG ayaa indhaha ku haysa xidiga wadanka Belgium iyo kooxda inter milan Romelo Lukaku kaas oo ku raaxeysanaya horyaalka seria A Talyaaniga xilli uu inter milan ka dhigay koox u tartameysa horyaalka talyaaniga xagaagaan.

Kooxda heysata horyaalka Faransiiska PSG ayaa xiiseyneysa xiddigga Inter Paris Saint-Germain ayaana isha ku heysa weeraryahanka ku xiijiso Safkeeda si marka neymar ama mbappe midkood haduu baxo loogu xoojiyo kooxda faransiiska sida laga soo xigtay Calcio Mercato.

Milkiilayaasha cusub ee Nerazzurri ayaa laga yaabaa inay u muuqdaan inay iibinayaan ciyaaryahanka heerka caalami ee Belgium kaasoo haatan ah kooxda ugu mushaharka badan, iyadoo ay jirto dhaqaale la’aanta cudurka faafa ee coronavirus.

PSG ayaa diyaar u ah inay ku dagaalaam Lukaku laakiin Manchester City ayaa sidoo kale lala xiriiriyay wallow kooxdiisi hore dhankeeda ay dooneyso.

 

Ciyaaro kala Soco Wararka Ciyaaraha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here