Home Horyaalka France PSG oo kusoo biirtay baacsiga loogu jiro xidiga kooxda Sevilla ee sign...

PSG oo kusoo biirtay baacsiga loogu jiro xidiga kooxda Sevilla ee sign Jules Kounde.

0

PSG ayaa kusoo biirtay tartanka loogu jiro Jules Kounde oo katirsan kooxda Sevilla Paris Saint-Germain ayaa dooneysa ineey ka dulqaado dhamaan kooxaha xiiseynayaan daafacan tayada wanaagsan oo u dhashay qadanka France

Kooxda heysata horyaalka Faransiiska ayaa diiwaan gelisay xiisihii ay u qabaan 22 jirka, kaasoo sidoo kale lala xiriiriyay Manchester United, Real Madrid iyo Barcelona bilihii ugu dambeeyay

Kounde ayaa kasoo muuqday 18 kulan oo La Liga ah xilli ciyaareedkan Sevilla, isagoo dhaliyay hal gool warbixintaan waxaa qortay Shabakada As oo inta badan qorta wararka spian BSG ayaa u adeegsan karta lacago badan oo ay kaga guuleysan karaan kuwa kale.

 

Ciyaaro kala Soco Wararka Ciyaaraha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here