Home Horyaalka Ingiriiska Qaabka Loo kala hogaaminayo horyaalka England.

Qaabka Loo kala hogaaminayo horyaalka England.

0

Horyaalka ugu xamaasada badan dunida ee english premier league ayaa maraya heerkisii ugu dambeeyey waxaana hogaanka ku raaxeysaneysa kooxda manchester city Todobaadkii 28aad ayaa isbuucan la ciyaaray xilli kulamo qaar caawa la ciyaarayo

Waxaana halkaan kusoo gudneynaa Sida loo kala horeeyo dhibcaha gooldhalinta iyo xaga caawinta city ayaa qasaaro la kulantay isbuucan sidoo kale Liverpool ayaa laga adkaaday arsenal ayaa bareejo la kulantay caawana waxaa la sugayaa Kooxda Chelsea.

Qaabka loo kala Sareeyo Premier league:

1- city ayaa ku jirto booska Sare iyadoo leh 65 dhibcood.

2- Manchester united ayaa ku jirto booska labaad waxaana ay leeyihiin 54 dhibcood.

3- Booska Sedexaad waxaa ku jirto kooxda leicester city oo leh 53 dhibcood.

4- booska afaraad waxaa ku jirto kooxda chelsea oo leh 47 dhibcood.

5- booska shanaad waa kooxda Everton oo leh 46 dhibcood.

Qaabka loo kala hogaaminayo Gooldhalinta:

1- mohamed Salah oo Liverpool ah 17 gool.

2- Bruno Fernandez oo man united ah 16 gool.

3- kane oo Totonham ah 16 gool.

4- Celvert Lewin oo everton ah 13 gool.

4- Son oo Totonham ah 13 gool.

Qaabka loo kala horeeyo Caawinta EPL:

1- harry keane 13 caawin.

2- kevin de bruyne 11 caawin.

3- bruno fernandez 10 caawin.

4- Grealish 10 caawin

5- Son 9 caawin.

 

Ciyaaro kala Soco Wararka Ciyaaraha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here