Home Horyaalka France Qaabka loo kala hogaaminayo horyaalka Faransiiska

Qaabka loo kala hogaaminayo horyaalka Faransiiska

0

Waxaa halkaan idinkugu soo gudbineynaa kala horeynta kooxaha ugu waaweyn horyaalka faransiiska hadii ay noqon leheed xidigaha ku tartamaya gooldhalinta iyo caawinta.

Kooxaha ugu sareeya Ligue 1:

1- Lille 59 dhibcood.

2- PSG 57 dhibcood.

3- Lyon 56 dhibcood.

4- Manoco 55 dhibcood.

5- Mets 41 dhibcood.

Xidigaha isku haaya gooldhalinta:

1- Mbappe 18 gool.

2- Depay 14 gool.

3- Volland 13 gool.

4- ben yedder 13 gool.

5- Ikambi 12 gool.

Xidigaha ugu caawinta badan Ligue 1:

1- Di maria 8 caawin.

2- Bamba 8 caawin.

3- Depay 7 caawin.

4- Volland 7 caawin.

5- Thauvin 7 caawin.

Ciyaaro kala Soco Wararka Ciyaaraha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here