Qaabka loo kala Sareeyo horyaalka Spain gooldhalinta, caawinta, iyo dhibcaha.

Todobaadkii 26aad ayaa la ciyaaray horyaalka dalka spian waxaana kasoo baxay natiijooyin xiiso leh kooxaha caasimada spian ka dhisan ee Real madrid iyo Athletico madrid ayaa xalay isku dhegay iyagoo barbaro 1-1 ah ku kala tageen iyadoo sidoo kale isbuucan barcelona ay guul ka gaaray kooxda Asosuna ciyaar ay ku badiyeen 2:0.

Qaabka Loo kala Sareeyo:

Kaalinta koobaad waa Athletico madrid 59 dhibcood kaalinta Labaad waa barcelona oo leh 56 dhibcood kaalinta Sedexaad waa Real madrid oo leh 54 dhibcood kaalinta Afaraad waa Sevilla oo leh 48 dhibcood.

Qaabka loo kala hogaaminayo gooldhalinta:

1- Lionel Messi oo barcelona ah 19 gool

2- Lius Suares oo Athletico ah 16 gool

3- Gerard Moreno oo Villareal 14 gool

4- Karim Benzema oo Real madrid ah 13 gool

5- En-Nesyri oo Sevilla ah 13 gool

Qaabka Loo kala sareeyo Caawinta:

1- Llorente oo Athletico 8 caawin

2- Aspas oo Celta vigo ah 8 caawin

3- Jorge de Frutos Levente 7 caawin

4- Toni kroos oo Real ah 6 caawin

5- messi oo barcelona 6 caawin.

Ciyaaro kala Soco Wararka Ciyaaraha

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*