Home Wararka Ciyaaraha Qoyska Glazer oo go’an Cusub ka gaaray iibinta Kooxda Manchester United iyo...

Qoyska Glazer oo go’an Cusub ka gaaray iibinta Kooxda Manchester United iyo Suuqa la dhigay

0

Qoyska Glazer ayaa Manchester United ka saaraya suuqa lagu iibiyo kooxaha.

Daily Mail ayaa sheegaysa in Glazers ay go’aansadeen inaysan iibin maadaama ay haatan kooxda ku qiimeeyeen 10 bilyan ginni.

Sheikh Jassim ayaa soo bandhigay £6bn si uu kooxda si toos ah ugu iibsado, laakiin milkiilayaasha United ayaa aaminsan in ay wax badan ka heli karaan mustaqbalka dhow.

Waxaa la sheegay in United dib loogu soo celin doono suuqa 2025.

Glazers waxay aaminsan yihiin in jawiga maaliyadeed ee laba sano gudahood uu soo jiidan doono qandaraaslayaal badan.

Previous articleKooxda Chelsea oo Aqbashay Dalab laga gudbiyay Chalobah iyo Xidiga oo go’an qaatay
Next articleArsenal 3-1 Man Utd:Goolal ay waqtigii dhimashada ciyaarta dhaliyeen Declan Rice iyo Gabriel Jesus ayay Arsenal ku garacday Manchester United

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here