Home Horyaalka Ingiriiska Ralf Rangnick oo xaqiijiyay labo Xidig oo ku soo bilaabanaya kulanka West...

Ralf Rangnick oo xaqiijiyay labo Xidig oo ku soo bilaabanaya kulanka West Ham United

0
Ad

Tababaraha ku meel gaadhka ah ee Manchester United Ralf Rangnick ayaa sheegay in Diogo Dalot iyo Alex Telles ay mar kale ka hawlgali doonaan booska daafaca dambeedka ah kulanka sabtida ee West Ham United .

Labada ciyaaryahan ayaa ahaa kuwa joogta ah tan iyo imaatinka Rangnick Luke Shaw oo dhaawacmay iyo Aaron Wan-Bissaka oo aan weli fiicneyn,  ayaaa labada ciyaaryahan siisay fursada kulanka Hammers ee isbuucaan.

Ad

Rangnick ayaa ku amaanay Dalot qaab ciyaareedkiisa xilli ciyaareedkan, laakiin Jarmalka ayaa qirtay in daafaca midig uu wali u baahan yahay inuu horumariyo shaqadiisa daafaca si uu ciyaartiisa u gaadhsiiyo heer kale.

Victor Lindelof ayaa sidoo kale seegaya kulanka sabtida ee West Ham sababo shaqsi ah awgood, sidaa darteed kabtanka kooxda Harry Maguire ayaa dib u heli kara doorkiisa koowaad ee Raphael Varane .

Previous articleManchester United oo go’an ka gaartay tartanka loogu jiro Erling Braut Haaland
Next articleHorudhac: Manchester United Vs West Ham United ee Horyaalka Premier League-ga, Wararka Labada Koox iyo Shaxda Macquulka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here