Home Horyaalka Ingiriiska Raphael Varane oo doonaya in uu ka tago Real Madrid

Raphael Varane oo doonaya in uu ka tago Real Madrid

0
@Reuters

Xiddiga reer France ayaa raadinaya tartan cusub

Raphael Varane ayaa doonaya inuu ka tago Real Madrid , sida ay qortay Sport .

Daafaca reer France ayaa la joogay kooxda reer Spain tan iyo sanadkii 2011, laakiin haatan wuxuu doonayaa inuu ka tago isagoo raadinaya koox cusub.

Qandaraaska Varane wuxuu dhacayaa 2022, iyadoo taas maskaxda lagu hayo, Real Madrid waxay dooneysaa inay lacag hesho halkii ay u ogolaan laheyd inuu xor ku socdo sanadka soo socda.

Xidiga ayaana maanka ku haya in ay sii dhamaaneyso Mustaqbalka uu ku lahaa Kooxda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here