Home Wararka Ciyaaraha Raphael Varane oo wili go,aan ka gaarin Mustaqbalkiisa Kooxda Real madrid.

Raphael Varane oo wili go,aan ka gaarin Mustaqbalkiisa Kooxda Real madrid.

0
@Reuters

Daafaca Real madrid Raphael Varane ayaa laga yaabaa inuu ka dhabeeyo ka tegista kooxda reer spain waxaana iska soo daba dhacayo xiisaha uu ka helayo kooxaha Manchester United iyo Chelsea, laakiin Goal ayaa ogaaday in daafaca Real Madrid uusan weli go’aan ka gaarin mustaqbalkiisa.

Waxaa la fahamsan yahay in ninka aadka loo qiimeeyo ee reer France uusan soo saarin qorshe qeexan mustaqbalkiisa heerka kooxda, iyadoo diirada la saarayo haatan waajibaadka xulka ee tartanka Euro 2020.

Ma uusan weydiisan inuu ka tago Real waxaana jira fursad uu ku soo afjari doono wada hadal ka bixitaan ah isagoo heshiis cusub u saxiixi karo Real madrid dhabar jab ayeey ku noqon doontaa kooxda Real hadii Varrane uu ka tago kadib bixistii Ramos.

Previous articleChelsea oo dajisay qorsho ay PSG kaga guuleysaneyso Achraf Hakimi
Next articleBarcelona oo booska Jordi Alba ka dhigeyso xidig hore uga tegay oo kasoo baxay Lamasia.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here