RASMI: Cristiano Ronaldo oo ku soo laabtay kooxda Manchester United

War hada ay heshay Ciyaaro.com ayaa cadeenaya in Ronaldo uu dib ugu soo laabtay kooxda Manchester United.

Waqtiga lasoo bandhigayo iyo Heshiisyada kale ayaa hada socda waxaana Kooxda ay dadaalka Xoogiisa ay sameesay Maanta.

Sida wararka Hordhaca ah ay Sheegayaan Manchester United ayaa CR7 ku heshay Aduun dhan 24 Milyan taasi oo keentay in Juventus ay Aqbasho.

Ku biiritaankiisa kooxda ayaa hada keeneysa In Manchester United loo badiyo ku guuleysiga Horyaalka madama ay heshay Dhaliyaa weyn.

 

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*