Home Wararka Ciyaaraha Real Madrid 4-0 Elche: Benzema oo dhigay Taariikh Cusub kana sara maray...

Real Madrid 4-0 Elche: Benzema oo dhigay Taariikh Cusub kana sara maray Xidiga Raul

0
Ad

Karim Benzema ayaa noqday gooldhaliyaha labaad ee Real Madrid abid ugu goolasha badan LaLiga iyada oo Los Blancos ay si fudud u dhaaftay kooxda ugu hoosaysa ee Elche oo ay ku badisay 4-0.

Labo Gool uu dhaliyay Benzema kuwaasi oo rigoore ahaa iyo labo gool ay ku dareen Marco Asensio iyo Luka Modrić ayaa Real Madrid ugu filnaa guusha kulankan

Ad

Benzema ayaa ka sara maray weeraryahankii hore ee Raul kadib markii uu goolashiisa horyaalka Spain ka dhigay 230 gool, kaliya Cristiano Ronaldo ayaa dhaliyay 311 gool.

Iyadoo Barcelona ay Khamiista ciyaareyso Europa League, kooxda Carlo Ancelotti ayaa ka faa’ideysatay iyagoo soo xiray farqiga u dhexeeya hogaamiyayaasha horyaalka iyagoo ka dhigay sideed dhibcood.

Previous articleArsenal 1-3 Manchester City: City oo Hogaanka Horyaalka kala Wareegtay Kooxda Gunners
Next article“Bellingham Ayaa Gabigiisaba Qabsaday!!” – Jamaahiirta Oo Dhulka Jiiday Enzo Oo Kulankii Dortmund Xalay Ku Fashilmay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here