Kooxda reer Spain ee real madrid ayaa damacsan in ay iska iibiyaan weeraryahankooda reer brazil vinicius jr kadib bandhig cajiib ah uusan soo bandhigin xagaagan.
Real Madrid ayaa iibin karta da’yarkaan oo aan la arkin haljeer isagoo aan soo bandhigaya qaab ciyaareed Wanagsan xagaaga 2020-21 kaas oo dhaliyay kaliya labo jeer 17 kulan oo horyaalka ah.
AS ayaa qortay in kooxdu ay u aragto inuu yahay ciyaaryahan ay lacag ku heli karaan xagaaga soo socda, taas oo runtii la soo dhaweyn doono iyadoo kooxdu ay la tacaaleyso dakhli xumi weyn taas oo ay dooneyso ineey kaga baxdo masiibada.