Real Madrid oo guul 2-1 ah ka gaartay Kooxda Atletico Madrid

Real Madrid ayaa rikoodhkeeda guulaha sii wadata iyagoo 2-1 ku qaarjiyay Atletico Madrid oo marti loo ahaa iyagoo 18 dhibcood ku haya hogaanka La Liga ka dib guul ay gaareen dhamaan lixdii kulan ay ciyaareen La Liga xilli ciyaareedkan.

Goolal ay qeybtii hore ee ciyaarta kala dhaliyeen Rodrygo Goes iyo Fede Valverde ayay Los Blancos ku garaacday Atletico Madrid oo jawaab u weysay qaab ciyaareedkii uu ku soo dhitagay Carlo Ancelotti. Inkastoo Hermosa uu gool u soo celiyay Atletico dhamaadkii ciyaarta isagoo casaana qaatay waqtigii dhimashada ciyaarta.

Waa guushii lixaad oo isku xigta oo ay Real Madrid gaarto, waxayna hogaanka La Liga ku hayaan 18 dhibcood ka hor inta aan la aadin kulamada heerka caalami.

Shaxda Labada Koox ee Ciyaarta

Atletico XI: Witsel, Oblak, Griezmann, Kondogbia, Koke, Carrasco, Felipe, De Paul, Reinildo, Llorente, Felix

Subs: Morata, Saul , I. Grbić, Correa, Hermoso, N. Molina, Matheus Cunha, Marco Moreno, Antonio Gomís

Real Madrid XI: Modric, Kroos, Alaba, Courtois, Carvajal, F Mendy, Valverde, Militao, A. Tchouaméni, Vinicius, Rodrygo

Subs: Hazard, Nacho, Rudiger, Mariano, Odriozola, Vallejo, Asensio, Ceballos, A. Lunin, E. Camavinga, Luis López

 

Wararka Ciyaaraha

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*