Home Wararka Ciyaaraha Maanta Real Madrid oo guul ka gaartay SD Huesca Xili labo gool uu...

Real Madrid oo guul ka gaartay SD Huesca Xili labo gool uu dhaliyay Raphael Varane

0

Kooxda Real Madrid ayaa guul ka gaartay kooxda SD Huesca kulan ka tirsan Horyaalka La Liga Dalka Spain oo ku soo dhamaaday 1-2.

Raphael Varane ayaa ka caawiyay kooxda Real Madrid laba gool ee kulankan ku badisay isagoo dhaliyay qeybta danbe ee ciyaarta Daqiiqadihii 55-aad iyo 84-aad ee ciyaarta halka goolka kaliya ee la timid kooxda SD Huesca uu ka caawiyay Javi Galan.

Guushan ayaa Real madrid waxay ka caawisay in ay dib ugu soo laabato booska labaad ee horyaalka iyagoo leh 43 dhibcood waxayna 7 dhibcood ka danbeeyaan kooxda hogaanka heysa ee Atletico madrid.

Maxaa Xiga

Los Blancos ayaa kulankeeda xiga la ciyaaridoonta kooxda Getafe isla horyaalka.

Ciyaaro kala Soco Wararka Ciyaaraha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here