Real Madrid oo sheegtay Lacagta ay ku fasaxeyso Varane iyo United oo ugu cad cad.

Real Madrid ayaa diyaar u ah inay ka iibiso manchester united daafaca dhexe ee wadanka faransiiska kaas oo lagu soo waramayo inuu ku biiri doono kiixda ka dhisan horyaalka premier league suuqa xagaaga kadib markii kooxda caasimada ka dhisan ay lasoo wareegeen Devid Alaba.

Sida laga soo xigtay Mundo Deportivo Real madrid ayaa shaaca ka qaaday in Varane ay ku fasixi doonto 50 Milyan oo euro kahor inta uusan si xor ah uga tegin kooxda reer Spain Los blancos waxaa laga yaabaa in lagu qasbo inay ku iibsadaan lacagta macquulka ah ee laga soo gudbiyo 28 jirkaan ka hor inta uusan noqon mid xor ah sanadka 2022.

Man United ayaa diyaar u ah inay kooxaha kale kaga adkaato saxiixaan iyadoo sidoo kale tartanka ay ku jirto kooxda Landon ka dhisan ee chelsea soo gasho hayeeshee manchester united ayaa Varane kusoo jiidan karto lacagaha mushaarka taasoo u sahleyso inuu Old Trafford kasoo muuqdo.

Fadlan Salaada Tuko Hadii la gaaray

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*