Home Horyaalka Spain Real madrid oo soo xulatay safka ay kaga hortegeyso Athletico madird.

Real madrid oo soo xulatay safka ay kaga hortegeyso Athletico madird.

0

Kooxda Real madrid ayaa soo saartay safka ay kaga hortegeyso kooxda ay isku magaalada yihiin ee Athletico madrid ciyaar ka tirsan horyaalka spian ee la liga Safka ay soo xulatay ayaa waxaa ka maqan xidigo waa weyn oo uu ugu horeeyo Hazard iyo Sergio Ramos.

Safka oo dhameystiran:

Goolhayaasha: Courtois, Lunin, Altube

Daafacyada: Militao, Varane, Nacho, Marcelo, Mendy, Odriozola

Qadka dhexe: Kroos, Modric, Casemiro, Valverde, Isco

Weerarka: Benzema, Asensio, Vazquez, Vinicius, Rodrygo, Duro.

Ciyaartaan ayaa galabta lagu ciyaari doonaa wanda metropolitano waxaana garsoori doono garsooraha reer spian ee Alenjandro hernandez Saacada bariga africa marka ay tahay 6:15.

Ciyaaro kala Soco Wararka Ciyaaraha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here