Home Horyaalka Spain Real madrid oo xiiseyneysa daafaca kooxda Braga David Carmo.

Real madrid oo xiiseyneysa daafaca kooxda Braga David Carmo.

0

Kooxda kubada cagta Real Madrid ayaa xiiseyneysa daafaca kooxda Braga David Carmo sida ay kusoo warameyso majalada As oo fadhigeedu yahay dalka spian madrid ayaa damacsan in hormar ay ka sameyso dhanka daafaceeda oo ah mid jilicsan marka uu ka maqan yahay kabtankooda Sergio Ramos.

21 jirkaan waxaa sidoo kale xiiseynayaan kooxda liverpool oo sidoo xiiseyneysa xidigaan ayaa lagu qiimeeya 40 milyan euro (£ 35m / $ 48m) oo lagu sii daayayo qandaraaskiisa uu kooxda kula jiro.

Carmo ayaa horay u saftay 25 kulan dhamaan tartamada Braga xilli ciyaareedkan welina  waxaa uu heystaa afar sano uu ku sii joogi karo wadanka Portugal.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here