Home Suuqa Kala iibsiga Rio Ferdinand oo sheegay Leny Yoro uu yahay ‘ka ugu fiican adduunka’

Rio Ferdinand oo sheegay Leny Yoro uu yahay ‘ka ugu fiican adduunka’

0

Rio Ferdinand ayaa sheegay in wiilka cusub ee Manchester United Leny Yoro uu yahay ‘ka ugu fiican adduunka’ da’diisa marka loo eego daafaca dhexe.

Red Devils ayaa soo gabagabeysay bilihii la isla dhexmarayay iyadoo si rasmi ah loo xaqiijiyay imaatinka Yoro ee Lille bishii hore, iyadoo 18-sano jirkaan uu ugu soo biiray lacag dhan 52 milyan euro.

Ka dib laba xilli ciyaareed oo soo jiidasho leh oo Ligue 1 ah, Yoro ayaa ka mid noqday xiddigaha daafaca ah ee ugu fiican qaarada yurub Ka dib laba xilli ciyaareed oo soo jiidasho leh oo Ligue 1 ah, Yoro xiddig heer sare ah.

“Sida iska cad Leny Yoro isagoo ah daafac dhexe, ilmo yar, waxaan sameeyay dhaqdhaqaaq la mid markii aan da’diisa ahaa, waxaanan lahaa khibradaas”.

“Waxaan u maleynayaa awoodiisu tahay mid aad u saraysa laakiin waxa aad u baahantahay in aad samayso tallaabooyinka saxda ah, aniga ayaa sidaas sameeyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here