Ad
Kylian Mbappé, kuma faraxsana Paris Saint-Germain maadaama xaalada haatan ay tahay mid kacsan. Waxa uu doonayaa inuu ka tago kooxda, sida ugu dhakhsaha badan
Paris Saint-Germain ayaa dareensan inuu si dhab ah cadaadis u saarayo kooxda – wax niyad ah uma hayaan inay iibiyaan Mbappé bisha Janaayo.
Ad
Qabiirka Suuqa ayaa Goor dhow Xaqiijiyay in Xidigan uusan Ku Faraxsaneyn Kooxda PSG isla markana uu iskaga Hayaamayo Halkaasi.