Home Horyaalka Spain Ronald Koeman ” Waan ku wareeray Wararka ka imaanay Faransiiska ee Messi...

Ronald Koeman ” Waan ku wareeray Wararka ka imaanay Faransiiska ee Messi la xiriira”

0

Tababaraha Barcelona Ronald Koeman ayaa sheegay inuu ku wareeray hadalka ka imanaya France ee ku saabsan heshiiska uu ugu dhaqaaqi karo Lionel Messi xagaagan.

Barcelona ayaa durbaba la sheegay inay ka careysan tahay Paris Saint-German ee ku aadan Lionel Messi ka hor kulanka ay labada kooxood ku wajahayaan wareega 16ka UEFA Champions League isbuuca soo socda.

“Ma aqaano sababta ay waxan u sameynayaan. Horaan u idhi maalin dhaweyd hadii ay doonayaan inay ka hadlaan Leo mustaqbalkiisa, markaa ha la hadlaan,” Koeman ayaa ku yiri shirkiisa jaraa’id ka hor kulanka semi-finalka Copa Del Rey ee Barcelona ee Sevilla.

Ciyaaro kala Soco Wararka Ciyaaraha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here