
Xulka Portugal ee uu hormoodka u yahay Cristiano Ronaldo ayaa caawa imtaxaan adag ku maraya koobka aduunka wareegiisa 16-ka iyagoo la ballansan xulka dhibta badan ee Switerland.
Portugal ayaa booska koowaad kaga soo baxay Group uu la wadaagay Uruguay, Ghana iyo South Korea halka ay Switerland labaad kaga soo dhammaysteen midkii ay kula jireen Brazil oo ay isku dhibco ahaayeen, Serbia iyo Cameroon.
Tabaraha Xulka Portugal ayaa ka dhabeeyay shirkiisa jaraa’id iyo Ficilada uu muujiyay Ronaldo ee ku aadan kulankii ugu danbeeyay.
Tabaraha ayaa sheegay inuu keydka dhigayo Ronaldo madama uusan jecleysan Qaabka uu u dhaqmay.
Shaxda Rasmiga ee labada Xul
Portugal XI: Pepe, Carvalho, Guerreiro, Otávio, Bruno Fernandes, Ruben Dias, Bernardo, Diogo Costa, Dalot, Felix, Gonçalo Ramos
Subs: Ronaldo, Patricio, Cancelo, Andre Silva, Mario, Jose Sa, Neves, João Palhinha, Ricardo Horta, Leao, Matheus Nunes, Vitinha, António Silva
Switzerland XI: Sommer, Shaqiri, Rodriguez, Xhaka, Schar, Freuler, E.Fernandes, Embolo, Sow, Akanji, Rubén Vargas
Subs: Frei, H. Seferović, Steffen, Elvedi, Gregor Kobel, Jonas Omlin, Eray Cömert, Zakaria, Christian Fassnacht, Michel Aebischer, Noah Okafor, Philipp Köhn, Fabian Rieder, Ardon Jashari
Be the first to comment