Saadaasha Paul Merson ee Kulamada Premier League-ga, Natiijada Arsenal Vs Liverpool iyo Kulamada kale

kulanka Kooxaha Arsenal iyo Liverpool ayaa ah kulanka ugu xiisaha badan todobaadka ee horyaalka premier League xilli ay labada koox ee waaweyn ee kubada cagta Ingariiska isku diyaarinayaan in ay ku ciyaaraan garoonka Emirates Stadium.

Kooxda Jurgen Klopp ayaa kulankan gacanta sare lahayd sannadihii u dambeeyay, laakiin marka la eego qaab ciyaareedka hadda jira, ma jirtaa cid ka hor imanaysa Gunners?

Xidigaha hore ee Arsenal Saadaasha Paul ayaa sida caadiga ah saadaal ka bixiyay kulanka Arsenal iyo Liverpool isagoo guusha siiyay Gunners isagoo u saadaaliyay inay ku badineyso 2 gool.

Kooxda Kaalinta labaad ku jirto ee Manchester City ayuu u saadaaliyay inay ku badineyso 4 Gool kuwaasi oo ka hor imaanaya Southampton,

Koooxda Xaalada ku xuntahay ee Manchester United ayuu mar kale qalbi jab ku riday isagoo u saadaaliyay in bar-baro lagu qabanayo kulankooda Everton.

Saadaasha Paul Merson ee Kulamada Todobaadkan

Saadaasha: Newcastle United 2-1 Brentford

Saadaasha: Bournemouth 1-3 Leicester City

Saadaasha: Manchester City 4-0 Southampton

Saadaasha: Chelsea 2-0 Wolves

Saadaasha: Brighton 2-0 Tottenham

Saadaasha: West Ham United 2-0 Fulham

Saadaasha: Crystal Palace 2-0 Leeds United

Saadaasha: Arsenal 2-1 Liverpool

Saadaasha: Everton 1-1 Manchester United

Nottingham Forest 1-2 Aston Villa

Wararka Ciyaaraha

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*