Saadaasha Paul Merson ee Premier League Kulamada 14aad Natiijada Kulanka Manchester United Vs Arsenal iyo Kulamada Kale uu Shaaciyay

Paul Merson ayaa saadaaliyay kulamada isbuucaan ee Premier League 14aad, sida kulanka Manchester United ee Arsenal , kulanka ayuuna Qabiirka ku Sheegay mid ku dhamaanaya Bar-baro.

Kulamada Kale ee Kooxaha Waaweyn ayuu ka Bixiyay Saadaal inay gaaridoonaan Guulo Muhiim ah hadii ay tahay Manchester City, Liverpool, Chelsea iyo Waliba Tottenham.

Saadaasha Kulamada Premier League

Newcastle United 2-0 Norwich City

Southampton 2-1 Leicester City

Watford 1-3 Chelsea

West Ham United 1-1 Brighton & Hove Albion

Everton 0-3 Liverpool

Aston Villa 1-2 Manchester City

Manchester United 1-1 Arsenal

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*