Home Suuqa Kala iibsiga Sababta Ayna Liverpool Wali Wax Saxiix Ah U Samayn Xagaagan oo La...

Sababta Ayna Liverpool Wali Wax Saxiix Ah U Samayn Xagaagan oo La Shaaciyay

0

Liverpool waa kooxda kaliya ee ka ciyaarta horyaalka Premier League oo aan wax saxiix ah samayn ilaa haatan suuqa kala iibsiga xagaaga.

Arne Slot ayaa wax laga waydiiyay sababta ayna kooxdiisu wali wax saxiix ah u samayn suuqa kala iibsiga xagaaga.

“Waxaan ogaaday in aad diiradda saarayso saxiixyada cusub! laakiin anigu Waxaan diirada saarayaa sidii aan u ciyaarnay kulamadii isku diyaarinta iyo waxa aan u baahanahay in aan ka horumarino”ayuu Slot yidhi.

“Sidii aan idhi, ujeedkeenu aad ayuu u sareeyaa marka aan qiimaynayno saxiixyada cusub way adagtahay in la helo xiddig buuxin kara heerka aan ku jirno”.

“Markaa waa inaan la heshiino ciyaartoyga wayna, Richard Hughes waa agaasimaha ciyaaraha si adag ayuu u shaqaynayaa aynu eegno waxa ka soo baxa”ayuu sii raaciyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here