Kooxda barcelona ayaa soo saaratay Safka ay kaga hortageyso kooxda BSG caawa ciyaar ka dhici doonto garoonka Camp Nou kulankaan oo ka tirsan tartanka champions league xilli ciyaaredkan 2020-2021.
Gerard Pique ayaa dib ugu soo laabtay safka barcelona kaas oo mudo ka maqnaa kooxda Ronaldo Koeman Laakiin waxaa la Rajeynayaa inuu keedka kusoo biloowdo maadama dhaawac uu kasoo laabtay.
Kulan ayaa ah wareega 16 ka champions league 2021 Lugta hore oo lagu madlansan yahay in ay ka dhacdo gobolka Catalonia gaar ahaan magaalada barcelona Dhamaan xidigaha barcelona waa diyaar kulankaan mana jiro xidig muhiim ah oo maqnaan doono.