Warbaahinta Ciyaaro.com ee ka hadasha wararka Ciyaaraha waxaa la aas aasay Sanadkii 2009 waana warbaahinta ugu horesay ee ka hadasha ciyaaraha.

Ciyaaro.com waxaa lagu sameeyay hormar balaaran waxayna qaadaneysa Wariye Cusub oo Qora Ciyaaraha meel walbo oo dunida ka jooga Qasab maahan in uu joogo Somaliya.

hadii aad tahay Wariye qori kara Ciyaaraha Caalamka una baahan shaqo fadlan nala soo xiriir.

Sharuudaha Wariyaha Cusub.

Ma jirto Sharuud gooni ah marka laga reebo in aad heysato internet iyo in aad qori karto Ciyaaraha oo aad taqaano English-ka.

Whatsup 0046793096154

Cayga141@gmail.com