Shax laga sameeyey xidigo si xor lagu heli karo bisha June.

Waxaa shax laga sameeyey xidigaha sidaa xorta ah kaga tegaya kooxohooda marka uu dhamaado xilli ciyaareedkan Juun 30-keeda waa taariikh muhiim ah jadwalka taariikhda kubada cagta Waa taariikhda marka xilli ciyaareedka dhamaado waxaa hore horyaalada waaweyn ee Yurub guud ahaan la arki doonaa magacyo waaweyn oo qaarada yurub lagu kala qaadan doono iyagoo wiliba bilaash lagu heli karo.

Shax laga Sameeyey 11 xidig oo free lagu heli karo:

Gianluigi Donnarumma (AC Milan: goolhaye)

Daafaca Sergio Ramos (Real Madrid)

Daafaca David Alaba (Bayern Munich)

Difaaca Eric Garcia (Manchester City)

Aissa Mandi (Real Betis) daafaca

Memphis Depay (Olympique Lyon) qadka dhexe

Julian Draxler (PSG) qadka dhexe

 Khadka dhexe ee Angel di Maria (PSG)

Luka Modric (Real Madrid) qadka dhexe

Weeraryahanka Lionel Messi (Barcelona)

Weeraryahanka Sergio Aguero (Manchester City)

Dhamaan xidigahaan hadii aan la siinin wax qandaraas cusub ah waa ay ka tegi doonaan kooxohooda sidoo kale waxaa jiraan ciyaaryahano kale oo diidan in heshiis cusub la galaan kooxda ay la jogaan iyagoo kaliya rabaan koox cusub ineey la midoobaan.

Ciyaaro kala Soco Wararka Ciyaaraha

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*