Shaxaha Rasmiga Ah Ee Cameroon vs Switzerland– Afrikaanka Oo Raadinaya Guushii Koowaad Ee Koobka Adduunka

Adduunka ee ka socda Qatar, iyadoo saddexdii dal ee hore usoo dheelay ay laba ka mid ah barbarro keeneen midna laga badiyey.

Cameroon ayaa waxay garoonka Al Janoub Stadium ku waajahaysaa Switzerland, iyadoo uu ugu soo bilowday Toko Ekambi oo weerarka ay ka wada ciyaarayaan xiddiga Bayern Munich ee Choupo-Moting iyo Mbeumo oo kooxda horyaalka Premier League ee Brentford ka tirsan.

Khadka dhexe ayay wada taagan yihiin Gouet, Hangla iyo Zambo, hase yeeshee difaaca ayay kusoo ururiyeen khubaro waaweyn, sida goolhaye Onana oo Inter Milan u ciyaara, Castelletto, N’Koulou, Tolo iyo Fai.

Dhinaca kale, xulka qaranka Switzerland ayaa shax adag kusoo galay, waxaana hoggaaminaya Granit Xhaka iyo Xherdan Shaqiri, iyadoo sidoo kalena ay ciyaarayaan Embolo iyo Vargas oo garab ka helaya rukunka adag ee Sow.

Switzerland XI: Sommer, Widmer, Akanji, Elvedi, Rodriguez, Freuler, Xhaka, Shaqiri, Sow, Vargas, Embolo.

Kaydka: Fernandes, Zakaria, Seferovic, Omlin, Aebischer, Fassnacht, Comert, Okafor, Frei, Kobel, Schar, Kohn, Rieder, Jashari.

Cameroon XI: Onana, Fai, Castelletto, N’Koulou, Tolo, Zambo, Hongla, Gouet, Mbeumo, Choupo-Moting, Toko Ekambi.

Kaydka: Ngapandouetnbu, Mbekeli, Wooh, Ondoua, Ngamaleu, Nkoudou, Nsame, Aboubakar, Bassogog, Kunde, Epassy, Mbaizo, Ntcham, Ebosse, Marou.

Wararka Ciyaaraha

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*