Home Warar Ciyaaraha Maanta Shaxda Ay Barcelona Kaga Hor Tagi Karto Athletic Bilbao

Shaxda Ay Barcelona Kaga Hor Tagi Karto Athletic Bilbao

0

Kooxda Barcelona ayaa la ciyaari doonta kooxda Athletic Bilbao kulan ka tirsan horyaalka La Liga.

Dani Olmo ayaa laga yaabaa inuu safto kulankiisii ​​ugu horeysay ee Barcelona kulanka horyaalka La Liga ay la ciyaarayaan Athletic Bilbao.

Xiddiga dhawaan Barcelona kaga soo biiray RB Leipzig ayaa seegay kulankii ay kooxda Barcelona 2/1 kaga badisay kooxda Valencia premier Legaue.

Barcelona ayaa kalsooni ku qabta in xiddiga reer Spain uu diyaar u noqon doono xulashada isbuucaan.

Halkan Kaga Bogo shaxda Ay Barcelona kaga hor tagi karto Athletic Bilbao

Ter Stegen; Kounde, Cubarsi, I Martinez, Balde; Bernal, Casado; Yamal, Pedri, Raphinha; Lewandowski

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here