Home Warar Ciyaaraha Maanta Shaxda Ay Liverpool Kaga Hor Tagto

Shaxda Ay Liverpool Kaga Hor Tagto

0

Kooxda Liverpool ayaa la ciyaari doonta kooxda Bournemouth kulan ka tirsanaa premier League kana dhici doona Premier League.

Slot ayaa doonaya in uu ku soo celiyo kooxdiisa wadada guulaha premier League kadib guuldaradii lama filaanka ahayd ee ka soo gaadhay Nottingham Forest.

Tababare Slot ayaa la filayaa inuu ku soo galo shax adag si uu u hubiyo in uu 3-da dhibcood ku hogaamiyo kooxdiisa.

Alisson oo uu shaki ku jiro ayaa laga yaabaa in uu seego kulanka waxana ku bilaaban doona Kelleher.

Sidoo kale Jota ayaa laga yaabaa in lagu badalo Darwin Nunez si uu u nasiyo xiddiga reer Portugal.

Shaxda Laga Yaabo In Ay Liverpool Kaga Hor Tagto

Kelleher; Alexander-Arnold, Konate, Van Dijk, Robertson; Gravenberch, Mac Allister; Salah, Szoboszlai, Diaz; Nunez

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here