Home Horyaalka Ingiriiska Shaxda Caawa ay Chelsea uga hortagi karto kooxda Tottenham

Shaxda Caawa ay Chelsea uga hortagi karto kooxda Tottenham

0

Chelsea ayaa caawa kulan ka hor tagi doonta kooxda ay isku magaalada yihiin Tottenham kulan ka tirsan premier League.

Tababare Thomas Tuchel ayaa mari doona tijaabadii ugu horaysay isaga oo ka hor tagi doona koox ka mid ah 6-da kooxood ee ugu waaweyn premier League.

Tuchel ayaa guul iyo bar-baro ilaa haatan ka haysata horyaalka premier League xilli uu doonayo in uu kooxdiisa ka caawiyo in ay kor u soo fuusho kala saraynta premier Leageue.

Tuchel ayaa haysta xiddigo uu ka soo xusho shaxdiisa marka laga reebo xiddigaha Zouma iyo Havertz oo uu shaki ku jiro taam ahaanshohooda.

Hadaba wargayska The Sun ayaa soo bandhigay shaxda laga yaabo in uu Thomas Tuchel kaga hor tago kooxda Jose Mourinho kulanka caawa.

Ciyaaro kala Soco Wararka Ciyaaraha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here