Home Horyaalka Ingiriiska Shaxda Rasmiga Ah Ee Tottenham Vs Arsenal: Mikel Arteta Oo 3 Is...

Shaxda Rasmiga Ah Ee Tottenham Vs Arsenal: Mikel Arteta Oo 3 Is Badal Ku Sameeyay Shaxdisia.

0

Macalimiinta Mikel Arteta iyo Jose Mourinho ayaa soo bamdhigay shaxda ay isaga hor iman doonaan kulanka North London Derby kana dhici doona garoonka Tottenham Hotspur Stadium.

Mikel Artet ayaa shaxdiisa ku soo celiyay xiddiga Thomas Partey kaas oo taam buuxa u noqday isaga oo sidoo kale weerarka ku bilaabay xiddiga Alexandre Lacazette.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:

Tottenham: Lloris, Aurier, Alderweireld, Dier, Reguilon, Sissoko, Hojbjerg, Lo Celso, Bergwijn, Son, Kane.

Kaydka: Hart, Rodon, Davies, Winks, Moura, Bale, Vinicus.

Arsenal: Leno, Bellerin, Holding, Gabriel, Tierney, Willian, Xhaka, Partey, Saka, Lacazette, Aubameyang.

Kaydka: Runarsson, Mustafi, Elneny, Maitland-Niles, Ceballos, Willock, Nketiah.

Ciyaaro kala Soco Wararka Ciyaaraha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here