Shaxda Rasmiga: Everton Vs Liverpool ee Horyaalka Premier League-ga, Liiska Xidigaha lagu soo bilaabay Kulanka

Labo ka mid ah kooxaha ku xifaaltama Merseyside-ka oo qaab ciyaareed aad u kala duwan ku jira ayaa dib u soo cusboonaysiiyay colaadda kulanka maanta ee Premier League derby, iyadoo Everton iyo Liverpool ay isaga hor imaanayaan garoonka Goodison Park.

Toffees ayaa 1-0 ku xasuuqday Brentford kulankii ugu dambeeyay, halka kooxda Jurgen Klopp ay 4-0 kaga badisay Southampton.

Salah, Jota, Mane. Oo Hogaaminaya Safka Reds Halka Keydka lagu soo bilaabay Oxlade-Chamberlain, Minamino, Tsimikas,

Shaxda Rasmiga ee Ciyaarta

Starting XI: Alisson, Alexander-Arnold, Matip, Van Dijk, Robertson, Fabinho, Henderson, Thiago, Salah, Jota, Mane.

Subs: Kelleher, Konate, Milner, Oxlade-Chamberlain, Minamino, Tsimikas, Origi, Williams, Morton.

Starting XI: Pickford, Coleman, Godfrey, Keane, Digne, Doucoure, Allan, Townsend, Gray, Richarlison, Rondon.

Subs: Begovic, Kenny, Delph, Iwobi, Tosun, Gordon, Gbamin, Branthwaite, Dobbin.

Ciyaaro.com Riix Halkan Ku Laabo Qeybta Hore

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*