Shaxda Rasmiga: Kulamada Chelsea vs Southampton iyo Arsenal Vs Leeds United ee Koobka Carabao Cup

kulamo ka tirsan koobka Carabao Cup ayaa la ciyaaridoono kulamo ka tirsan Chelsea ayaa garoonkeeda ku soo dhaweeneysa Southampton halka Arsenal ay la ciyaareyso Leeds United.

Thomas Tuchel ayaa ciayaartan kusoo bilaabay laacibiinta aan boosaska joogtada ah ka haysanin oo uu ku daray dhawr ciyaartoy oo kale, waxaana shaxda hore kasoo muuqda Saul Niguez oo ay xagaagii amaah kaga soo qaateen Atletico Madrid, Hakim Ziyech iyo Barkley. Waxa weerarka taagan Kai Havertz oo ay iskaashanayaan Ziyech, halka Mateo Kovacic uu dheellitir u samaynayo naadiga kaydka ku daalay.

Shaxaha rasmiga ah ee Chelsea vs Southampton 

Chelsea XI: Kepa, James, Chalobah, Sarr, Hudson-Odoi, Barkley, Kovacic, Saul, Alonso, Ziyechi, Havertz

Kaydka: Bettinelli, Sharman-Lowe, Chilwell, Rudiger, Thiago, Jorginho, Mount, Vale

Southampton XI: Forster, Valery, Lyanco, Salisu, Walker-Peters, Diallo, Tella, Djenepo, Adams, A Armstrong

Kaydka: Lewis, Livramento, Bednarek, Perraud, Romeu, Smallbone, Redmond, Walcott, Long.

Shaxaha rasmiga ah ee Arsenal vs Leeds United

rsenal XI: Leno, Cedric Soares, White, Holding, Kolasinac, Maitland-Niles, Elneny, Pepe, Smith Rowe, Martinelli, Nketiah.

Kaydka: Ramsdale, Tavares, Chambers, Lokonga, Partey, Saka, Salah-Eddine, Lacazette, Balogun.

Leeds United XI: Meslier, Drameh, Llorente, Struijk, Dallas, Phillips, Forshaw, James, Roberts, Harrison, Rodrigo.

Kaydka: Klaesson, Cooper, Hjelde, Cresswell, Klich, McKinstry, Gelhardt, Summerville, Greenwood.

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*