Kooxda Liverpool oo iska xaadirisay wareega 16-ka ee tartanka Champions League , ayaa garoonka Anfield ku soo dhawayn doontaa kooxda Porto kulan ka tirsan Group-ka B Arbacada.
Kooxda Jurgen Klopp ayaa ku faantaa rikoor fiican oo ay ku heleen 12 dhibcood afar kulan oo ay ciyaartay ilaa haatan, halka kooxda martida ah ay fadhiso kaalinta labaad ee kala sarreynta iyagoo leh shan dhibcood.
Xidigaha Salah iyo Mane oo lagu daray Minamino ayaa Hogaaminaya Shaxda Liverpool.
Shaxda Rasmiga
Liverpool: Alisson, Williams, Matip, Konate, Tsimikas, Morton, Thiago, Oxlade-Chamberlain, Mane, Salah, Minamino.
Subs: Adrian, Kelleher, Fabinho, Van Dijk, Milner, Henderson, Jota, Robertson, Origi, Phillips, Alexander-Arnold.
Porto: Diogo Costa, Mario, Pepe, Mbemba, Sanusi, Otavio, Uribe, Oliveira, Diaz, Evanilson, Taremi.
Subs: Marchesin, Cardoso, Conceicao, Eduardo Pepe, Grujic, Corona, Manafa, Vitinha, Wendell, Bruno Costa, Martinez, Vieira.