Shaxda Rasmiga: Manchester City Vs Manchester United ee Horyaalka Premier league-ga, Liiska Xidigaha lagu soo bilaabay

Manchester City ayaa wajihi doontaa imtaxaan kulanka ay maanta Etihad Stadium ku qaabilayso dhigeeda ay magaalo xifaaltamaan ee Manchester United.

Kulankan ayaa noqonaya midkii ugu horreeyay ee Manchester Derby ah ee uu Man United layliyo tababare Erik Ten Hag isaga oo kahor tagaya Pep Guardiola oo uu mar Bayern Munich kula soo shaqeeyay.

Shaxda Rasmiga ee Labada Koox

Manchester City XI: Ederson; Walker, Ake, Akanji, Cancelo; Gundogan, De Bruyne, Bernardo; Foden, Haaland, Grealish.

Kaydka: Ortega, Carson, Dias, Laporte, Alvarez, Gomez, Mahrez, Palmer, Lewis.

Manchester United XI: De Gea; Dalot, Martinez, Varane, Malacia; McTominay, Eriksen; Antony, Fernandes, Sancho; Rashford.

Kaydka: Heaton, Lindelof, Ronaldo, Martial, Fred, Casemiro, Shaw, Pellistri, Elanga.

Wararka Ciyaaraha

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*