Shaxda Rasmiga: Manchester City Vs Paris Saint-Germain ee Champions league-ga Guruub A, Liiska Xidigaha lagu soo Bilaabay Kulankan

Manchester City oo raadinaysa inay ka aarsato PSG guuldaradii bishii September ee Garoonka Parc des Princes, ayaa Etihad Stadium ku soo dhawaynaysaa Paris Saint-Germain kulanka  ka tirsan Champions League Guruubkiisa A .

Kooxda martida loo yahay ee City ayaa hadda fadhisa kaalinta 1aad iyagoo leh sagaal dhibcood, laakiin PSG ayaa hal dhibic oo kaliya ka hoosaysa waxayna todobaadkan isha ku haysaa u soo bixitaanka wareega xiga.

PSG safka Hore waxaa Hogaaminaya Messi, Mbappe Neymar, dhanka Manchester City waxaa mar kale fursad la siiyay Sterling oo kulankii ugu danbeeyay Ciyaaray.

Shaxda Rasmiga ee Labada Koox

PSG: Navas, Hakimi, Marquinhos, Kimpembe, Mendes, Paredes, Herrera, Gueye, Messi, Mbappe Neymar.

Subs: Franchi, Donnarumma, Ramos, Verratti, Icardi, Di Maria, Danilo, Dagba, Wijnaldum, Diallo, Kehrer, Ebimbe.

Subs: Steffen, Carson, Ake, Jesus, Laporte, Fernandinho, Palmer, McAtee.

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*