Shaxda Rasmiga: Manchester City Vs West Ham United ee Horyaalka Premier League-ga, Sterling oo lagu soo bilaabay

Kadib guushii xiisaha lahayd ee Champions League ee ay ka gaareen Paris Saint-Germain , Manchester City ayaa Etihad ku soo dhawaynaysa kooxda kale ee heerka sare ah ee West Ham United kulankooda Premier League.

Kooxda David Moyes ayaa sidoo kale guul gaartay kulankeeda ugu danbeeyay, iyagoo si fudud uga soo badisay kooxda Rapid Vienna ee Europa League.

Bernardo Silva, Mahrez, Jesus, Sterling ayaa Hogaaminaya weerarka Kooxda Manchester City, Sterling ayaana helay Fursado Muhiim ah kulamadii ugu danbeeyay.

Shaxda Rasmiga.

WestHamUnited: Fabianski, Johnson, Zouma, Dawson, Cresswell, Soucek, Rice, Fornals, Masuaku, Benrahma, Antonio.

Subs: Areola, Coufal, Yarmolenko, Lanzini, Vlasic, Noble, Bowen, Diop, Kral.

ManchesterCity: Ederson, Walker, Dias, Laporte, Cancelo, Gundogan, Rodri, Bernardo Silva, Mahrez, Jesus, Sterling.

Subs: Steffen, Carson, Stones, Ake, Zinchenko, Fernandinho, Palmer, McAtee.

Wararka Ciyaaraha

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*