Shaxda Rasmiga: Manchester United Vs Brighton ee Horyaalka Premier league-ga, Ronaldo oo Keydka la dhigay

Manchester United ayaa isku dayi doonta inay guul ku furato xilli ciyaareedka 2022-23 oo ay kulankiisa koowaad Old Trafford kusoo dhawaynayso dhigeeda Brighton.

Kulankan maanta ayaa noqonaya midkii koowaad ee tartan ah iyo midkii ugu horreeyay ee Premier League ee uu Erik Ten Hag layliyo Manchester.

Erik ten Hag ayaa kaydka dhigay xiddiga reer Portugal ee Cristiano Ronaldo oo uu ka cadhooday falkii uu sameeyey Axaddii hore oo uu garoonka iskaga tegay iyadoo ay socoto ciyaar saaxiibtinimo oo u dhaxaysay Rayo Vallecano, waxaana sidoo kale kaydka fadhiya saxeexa cusub ee Raphael Varane iyo difaaca France ee Raphael Varane.

Shaxda Rasmiga 

Manchester United XI: De Gea, Dalot, Maguire, Martinez, Shaw, Fred, McTominay, Eriksen, Fernandes, Sancho, Rashford.

Kaydka: Heaton, Ronaldo, Malacia, Varane, Wan-Bissaka, Van de Beek, Elanga, Garner, Garnacho.

Brighton XI: Sanchez, Veltman, Webster, Dunk, Mac Allister, Gross, Caicedo, Trossard, Lallana, March, Welbeck.

Kaydka: Steele, Lamptey, Colwill, Mwepu, Maupay, Sarmiento, Undav, Mitoma, Van Hecke.

Wararka Ciyaaraha

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*