Shaxda Rasmiga: PSG Vs Juventus ee Champion League-ga Group H oo la Shaaciyay

Kooxda kubadda cagta Paris Saint-Germain ayaa garoonkeeda Parc des Princes  kusoo dhoweynaysa Juventus oo u safartay halkaas, waxaana kusoo wada bilowday saddexlayda dilaaga ah ee Lionel Messi, Kylian Mbappe iyo Neymar oo sannadkan kooxdoodu ka  mid tahay kuwa ugu cadcad ee la saadaalinayo inay ku guuleysanayaan.

Shaxda Rasmiga ee Labada Koox

PSG XI: Donnarumma; Ramos, Marquinhos, Kimpembe; Hakimi, Vitinha, Verratti, Nuno Mendes; Messi, Mbappé, Neymar

Kaydka: Navas, Rico, Fabian Ruiz, Bernat, Danilo, Renato Sanches, Sarabia, Mukiele, Soler, Ekitike,

Juventus XI: Perin; Bremer, Bonucci, Danilo; Cuadrado, Rabiot, Paredes, Miretti, Kostic; Milik, Vlahovic.

Kaydka: Pinsoglio, Garofani, De Sciglio, Locatelli, McKennie, Alex Sandro, Gatti, Kean, Rugani, Soulè, Fagioli

Wararka Ciyaaraha

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*