Shaxda Rasmiga: Sevilla Vs Manchester City ee Champion League-ga Group G

Kooxda Manchester City oo raadineysa hanashada Champions League ayaa la ciyaareysa kooxda La Liga ee Sevilla kulan ka dhacaya Estadio Ramon Sanchez Pizjuan Group G.

Citizens ayaa la ciyaartay semi-finalka Real Madrid sanadkii hore, halka Los Palanganas lagu reebay wareega group-yada ka hor inta aysan ku guuleysan inay u tartanto koobka Europa League.

Shaxda Rasmiga ee Labada Koox

Man City XI: Ederson, Akanji, Gomez, Dias, Cancelo, Rodri, Foden, Bernardo Silva, De Bruyne, Grealish, Haaland

Kaydka: Ortega, Carson, Phillips, Ake, Gundogan, Alvarez, Mahrez, Palmer, Lewis, Wilson-Esbrand.

Sevilla XI: Bono, Jesús Navas, Carmona, Nianzou, Acuña, Gudelj, Delaney, Rakitic, Papu Gómez, Telles e Isco.

Wararka Ciyaaraha

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*