Shaxda Rasmiga: Watford Vs Chelsea ee Horyaalka Premier League-ga, Lukaku oo Keydka lagu soo bilaabay.

Kooxda Chelsea oo booqasho ugu tageyso Watford kulan ka tirsan Horyaalka Premier league-ga Kulankiisa 14aad

Blues ayaa kulankeeda ugu danbeeyay Bar-baro la gashay Kooxda Manchester United halka Wafford ay xasuuq 4-2 kala kulantay kooxda Leister city.

Tuchel ayaa ku soo bilaabay Mount, Pulisic, Havertz, Halka uu Keydka dhigay Lukaku oo dhawaan kasoo kacay Dhaawa .

Shaxda Rasmiga ee Labada Koox

Chelsea: Mendy, Azpilicueta, Christensen, Rudiger, Chalobah, Alonso, Loftus-Cheek, Niguez, Mount, Pulisic, Havertz

Subs: Arrizabalaga, Jorginho, Thiago Silva, Lukaku, Werner, Barkley, Hudson-Odoi, Ziyech, Sarr

Watford: Bachmann, Femenia, Cathcart, Troost-Ekong, Masina, Louza, Sissoko, Cleverley, Pedro, King, Dennis

Subs: Elliot, Ngakia, Rose, Gosling, Fletcher, Tufan, Kabasele, Hernandez, Kucka

Ciyaaro.com Riix Halkan Ku Laabo Qeybta Hore

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*