Shaxda Rasmiga: West Ham United Vs Chelsea ee Horyaalka Premier League-ga, Lukaku oo keydka lagu soo bilaabay Mar kale

Chelsea ayaa doonaysa inay afar dhibcood oo nadiif ah ku qabato hogaanka horyaalka Premier League marka ay u safarto kooxda kaalinta afraad ee West Ham United .

Blues ayaa tartanka soo gali doonta iyadoo guul 2-1 ka soo gaadhay Watford Arbacadii, halka West Ham ay barbaro 1-1 ah la gashay Brighton & Hove Albion isla habeenkaas.

Tuchel ayaa mar kale ku soo bilaabay keydka Lukaku oo dhaawac dhawaan kasoo laabtay halka Ziyeche iyo Mount oo lagu daray Haverts ay hogaaminayaan safka hore ee kooxda.

Shaxda Rasmiga Labada Koox

Chelsea XI: Mendy, Silva, Rudiger, Christensen, James, Jorginho, Loftus-Cheek, Alonso, Mount, Ziyech, Havertz.

Subs: Kepa, Lukaku, Pulisic, Werner, Saul, Barkley, Hudson-Odoi, Azpilicueta, Sarr.

West Ham United XI: Fabianski, Zouma, Dawson, Diop, Johnson, Rice, Soucek, Coufal, Bowen, Lanzini, Antonio.

Subs: Areola, Yarmolenko, Fornals, Vlasic, Noble, Benrahma, Masuaku, Kral, Ashby.

Ciyaaro.com Riix Halkan Ku Laabo Qeybta Hore

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*