Shaxda Rasmiga: Wolves Vs Liverpool ee Horyaalka Premier League-ga, Liiska Xidigaha lagu soo bilaabay

Kooxda Wolverhampton Wanderers ayaa Liverpool ku soo dhawaynaysa Molineux kulanka ka tirsan Horyaalka  Premier League.

Kooxda Bruno Lage ayaa awoodi wayday inay dhaafto Burnley bartamihii isbuuca, halka Reds ay si raaxo leh ku garaacday Everton kulankii Merseyside derby.

Mohamed Salah oo 13 gool ka dhaliyey horyaalka Premier League ee xilli ciyaareedkan ayaa hoggaaminaya afka hore ee weerarka Liverpool, waxaana wehelinaya Sadio Mane iyo Diogo Jota.

Shaxaha Rasmiga ah ee labada kooxood

Liverpool XI: Alisson, Alexander-Arnold, Matip, Van Dijk, Robertson, Fabinho, Henderson, Thiago, Salah, Jota, Mane.

Kaydka: Kelleher, Konate, Milner, Oxlade-Chamberlain, Minamino, Tsimikas, Origi, Phillips, Williams.

Wolves XI: Sa, Kilman, Coady, Saiss, Semedo, Dendoncker, Neves, Ait-Nouri, Traore, Jimenez, Hwang.

Kaydka: Ruddy, Hoever, Podence, Trincao, Silva, Moutinho, Cundle, Bueno, Campbell.

Ciyaaro.com Riix Halkan Ku Laabo Qeybta Hore

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*