Home Warar Ciyaaraha Maanta Shaxda Ugu Fiican Todobaadka La Liga Oo La Shaaciyay

Shaxda Ugu Fiican Todobaadka La Liga Oo La Shaaciyay

0

Waxa la ciyaaray kulamadii ugu horeeyay ee horyaalka La Liga xilli ciyaareedka cusub.

Kooxda Barcelona ayaa guul ku bilaabatay xilli ciyaareedka iyaga oo garaacay kooxda Valencia.

Dhinaca kale Real Madrid iyo Atletico Madrid ayaa bar-baro ku bilaabatay xilli ciyaareedka.

Kooxda Barcelona ayaa shaxda ku leh xiddigaha ugu badan iyaga oo ku leh 3 xiddig.

Kooxaha Real Betis iyo Valladolid ayaa shaxda ku leh min 2 xiddig.

Kooxaha Girona, Leganes iyo Celta Vigo ayaa shaxda ku leh min hal xiddig.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here