Home Suuqa Kala iibsiga Shaxda Ugu Fiican Todobaadka Premier League Oo La Shaaciyay

Shaxda Ugu Fiican Todobaadka Premier League Oo La Shaaciyay

0

Waxa la soo afjaray kulamadii todobaadka 2-aad ee horyaalka premier League.

Kooxaha Man City, Arsenal, chelsea iyo Liverpool ayaa dhamaantood badiyay kulamadii ay ciyaareen.

Dhinaca kale Tottenham ayaa guul weyn ka gaadhay kooxda Everton iyaga oo gaadhay guushoodii ugu horaysay.

Man United ayaa la kulantay guuldaradii ugu horaysay ee horyaalka kadib markii ay guuldaro kala kulantay Brighton.

Kadib kulamadii la ciyaaray waxa la soo saaray shaxda ugu fiican todobaadka horyaalka premier Legaue.

Kooxaha Man City, Tottenham iyo chelsea ayaa shaxda ku leh xiddigaha ugu badan iyaga oo shaxda ku leh min 2 xiddig.

Kooxaha Southampton, West Ham, Fulham iyo Liverpool ayaa shaxda ku leh min hal xiddig.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here