Home Warar Ciyaaraha Maanta Shaxda Ugu Fiican Todobaadka Premier League Oo La Shaaciyay

Shaxda Ugu Fiican Todobaadka Premier League Oo La Shaaciyay

0

Waxa la soo afjaray todobadkii 5-aad ee horyaalka premier League.

Kooxaha Liverpool iyo chelsea ayaa badiyay kulamadii horyaalka premier League ee todobaadkan.

Arsenal iyo Man City ayaa bar-baro isku dhaafi waayay halka Man United bar-baro niyad jab leh la gashay Crystal Palace.

Kadib kulamadii la ciyaaray waxa la soo saaray shaxda ugu fiican todobaadka premier League.

Kooxaga Arsenal, Liverpool ayaa shaxda ku leh xiddigaha ugu badan isaga oo ku leh min hal xiddig.

Kooxaha Aston Villa, Man United, Brighton, Sheffield United, Tottenham iyo chelsea ayaa shaxda ku leh min hal xiddig.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here