Home Warar Ciyaaraha Maanta Shaxda Ugu Fiican Todobaadka Prmeier League Oo La Shaaciyay

Shaxda Ugu Fiican Todobaadka Prmeier League Oo La Shaaciyay

0

Waxa la soo afjaray kulamadii 4-aad ee tartanka champions League iyada oo la ciyaaray kulamo xiiso leh.

Kooxaha Man United, Man City, Arsenal iyo chelsea ayaa dhamaantood guulo muhiim ah ka gaadhay kulamadii horyaalka.

Kooxda Liverpool ayaa guuldaro lama filaan ah kala kulantay kooxda Nottingham Forest kulan ka dhacay Anfield.

Kooxaha chelsea iyo Brighton ayaa shaxda ku leh xiddigaha ugu badan iyaga oo ku leh min 2 xiddig.

Kooxaha Ipswich, Man United, Man City, Arsenal, Fulham, Crystal Palace iyo Aston Villa ayaa shaxda ku leh min hal xiddig.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here